Mu’asasada As-Saxaab, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ayaa baahisay Kalimad la daawan karo muddo 32 daqiiqo ah oo uu sheekhu kaga hadlayo taariikhda halganka soo jireenka ee ilaa hadda ka taagan bariga Africa ee u dhexeeyey Muslimiinta iyo Gaalada.
Kalimadan oo qeyb ah silsilada loogu magac daray Al-Rabiic Al-Islaami ama “Gu’ga Islaamiga” oo uu sheekhu inta badan kaga hadlo muhiimada midnimada Muslimiinta, taariikhda iyo xaaladaha ay ku sugan yihiin saaxaadka Jihaadiga ee dunida Islaamka.
Xalqadan wuxuu sheekhu kaga hadlay siraaca ka socda mandiqada aan ku noolnahay ee leh taariikh siraac oo soo jireen ahaa tan iyo soo bixitaankii islaamka. Xalqadan waxaa cinwaan looga dhigay “Bariga Afrika Dhufeyska Koonfureed Islaamka”
Xalqadan ayaa ah qeybtii Labaad ee Bariga Afrika waxa uuna Xakiimul Ummah dhameystiray ka hadalka Taariikhda Loolanada Muslimiinta iyo Gaalada ee Bariga Afrika,waxaana uu Sheekha ugu baaqay dadka Muslimiinta ee ku nool Bariga Afrika iney ku biiraan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo ay soo buuxiyaan Safka Jihaadka.
Idaacada Islaamiga Ah Ee Andalus ayaa kalimaddan Muhiimka ah ku tarjumtay Luqadda Somaliga.
Halkan Ka Dhageyso Tarjumada Kalimada Sheekh Dr Ayman Al-dawaahiri.
Halkan Ka Booqo Chenalka Calamada Ee Telegramka.
Calamada.com