Mu’asasada Az-zallaaqah ee garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Jamaacada U Gargaaridda Islaamka iyo Muslimiinta oo ah Mujaahidiin taabacsan Mujaahidiinta Al-qaacidah ee Dhulka Bilaadul Magribil Islam ayaa baahisay Kalimad Cusub oo uu Jeediyay Qaadiga Guud ee Mujaahidiinta Jamaacadaasi Sheekh Abuu Cabdi Raxman Al-sanhaaji.
Kalimaddan oo la dhageysan karo muddo Labo iyo Toban Daqiiqo ah waxa uu Qaadiga sigaar ah uga hadlay Doorasho Gaaleedka lagu wado in dhawaan ay ka dhacdo gudaha dalka Maali,isagoona sharaxay Xukunka Shareecada Islaamka saartay ka qeyb galka doorasho gaaleedyada.
Qaadiga ayaa ugu baaqay Muslimiinta dalka Maali ineysan ka qeyb qaadan doorasha gaaleedkaasi waxa uu sidoo kale ugu baaqay Muslimiinta Maali iney ka qeyb qaataan dagaalka Jihaadka oo ay soo buuxiyaan Sufuufta Mujaahidiinta.
Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Qaadiga Oo Af-somali Lagu Tarjumay.
Calamada.com