Sheekh Muuse Caraale oo ah waaliga wilaayada Banaadir ayaa wareysi uu siiyay Idaacadda Andalus uga hadlay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee maanta ka dhacay meel ku dhow saldhigga Turkiga ee magaalada Muqdisho.
Waaliga ayaa si qota dheer uga hadlay khasaaraha ka dhashay qaraxii maanta iyo ku lug lahaanshiyaha dowladda Turkiga ee duullaanka Soomaaliya.
Isha Maqalka: Radio Andalus