Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan kaasi oo Waaliga kaga hadlay arimo muhiim ah.
Sheekh Abuu Nabhan ayaa faahfaahin ka bixiyay xaalada guud ee gobalka Hiiraan iyo sidoo kale hishiisyo ay wilaayada kala dhex dhigtay Beelo Walaala ah oo kal hore dirir dhexmartay.
Sidoo kale Waaliga waxa uu xusay in wilaayada Gurmad dhan walbo sida caafimaatka iyo cuno siin ay u sameysay dad xoolo dhaqato ah oo abaar darteed xoolahooda kala soo cararay dhulka Somali Galbeed ee Itoobiya xooga ku heysato,waxeyna xoola dhaqatadaasi hadda ku suganyihiin degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobalka Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Waaliga Hiiraan.
Calamada.com