Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhan.
Andalus ayaa Sheekh Abuu Nabhan ka wareysatay Arimo muhiim ah waxa uuna Waaliga Faahfaahin ka bixiyay Weerar ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen duleedka magaalada Beledweyne ee Wilaayada Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta 1-aad Ee Wareysiga Waaliga Hiiraan.
Calamada.com