Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Waaliga Wilaayada Islaamiga Jubbooyinka Sheekh Muxamed Abuu Cabdalle ayaa gaaray Tuulada Axmed Yare oo dhawaan diyaaradaha iyo ciidamada Nasaarada Mareykanka ay ku xasuuqeen qoyska reer Axmed Yare.
Waaliga ayaa ubadkii iyo eheladii qoyska reer Axmed Yare gadoonsiiyay lacag kumanaan doolar ah,waxa uu sidoo kale markale uga tacziyeeyay Musiibadii ku dhacday ehelkaasi.
Sidoo kale qaar ka mid ah ehelada qoyska reer Axmed Yare oo iyaguna goobta munaasabada ka hadlay ayaa kaga mahadceliyay Wilaayada gurmadka ballaaran ee ay lasoo gaartay.
Halkan Ka Dhageyso Munaasabada Deeqda Lacagta.
Calamada.com.