Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug Sheekh Cabdul Qaadir Abuu Cadnaan oo ay ka wareysatay arimo muhiim ah.
Waaliga ayaa ugu horeyntii ka warbixiyay xaalada guud ee gobalka Mudug iyo sida Wilaayadu ugu gurmartay dadka ku dhaqan degmooyinka iyo deegaanada gobalka Mudug ee abaaruhu ay saameeyeen.
Sheekh Abuu Cadnaan ayaa sidoo kale bogaadiyay weerarkii sida ba’an loogu xasuuqay ciidamada Nasaarada Kenya ee dhawaan ka dhacay deegaanka Kulbiyow ee gobalka Jubbada hoose.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Mudug.
Calamada.com