Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan guutada Istish-haadiyiinta ayaa aroornimadii hore ee saaka weerar halyeeynimo ku qaaday xarun uu magaalada Gaalkacyo ka dagan yahay Cabdi Wali Cali Cilmi (Afyare) oo ah gaal horay u aflagaadeeyey Nabi Muxamed SCW, islamarkaana sheegtay Nabinimo muddo hadda laga joogo dhowr bilood.
Weerarka ayaa ku bilowday camaliyad Istish-haadi ah oo ka dhacday bartanka xarunta xilli ay halkaas joogeen gaalkan nabinimada sheegtay iyo xertiisa, ka dibna ciidamo inqimaasiyiin ah ayaa u daatay xarunta si ay madax kaga guraan ilaalada, geeridana ku hubsadaan gaalka bartilmaameedka ahaa.
Waxaa goobta ka dhacay halaag aysan ka bad-baadin daalimiinta, iyo kuwa dulmigooda ku garab taagnaa, waxaana gabi ahaanba burburay xarunta, halka kuwii ku dhaawacmay qaraxana ay birta mariyeen ciidankii inqimaasiyiinta ahaa ee daba socday camaliyada, wuxuuna gabi ahaanba mandar xaruntii shirkiga iyo fasaaadka uu noqday, qaryo aad moodo in lagu halaagay qowm hore.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Ka Hadleysa Dilka Museylamatul Casri.
Calamada.com