Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay warbixin kooban oo ay kaga hadashay Camaliyaatkii Istish-haadiyada ee lagu daahfuray weerarkii Subaxii Jimcaha ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ku qaadeen deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose.
Weerarka Bariire ayaa lagu daahfuray Labo Camaliyadood oo Istish-haadiyo ah kadibna waxaa camaliyaatkaasi xigay weerar Iqtixaam ah oo ciidamada Mujaahidiinta ay ku qaadeen saldhigyada iyo difaacyada Murtadiinta ee deegaankaasi.
Warbixintan ayeey Idaacada Andalus kusoo gudbisay Codka Ibraahim Cabdullaahi oo ku magacdheer Mucalimow oo ka mid ahaa raggii Camaliyaatka Istish-haadiyada ku daahfuray weerarkii Bariire waxa uu Mujaahidkan fariin u kala diray Muslimiinta iyo gaalada.
Halkan Ka Dhageyso Warbxinta Kooban.
Calamada.com