Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta Warbixino ay kaga hadleyso Howlgaladii ugu waaweynaa ee ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin intii lagu guda jiray sanadkii Maalmo ka hor dhamaaday ee (1438) Hijri.
Warbixinadan oo dhowr qeyb ka koobnaandoonta waxey qeybta Shanaad Idaacada Andalus kusoo qaadatay kagana hadashay weeraro isugu jira dagaal iyo Camaliyaat Istish-haadiyo ah oo ka kala dhacay Muqdisho,Afgooye iyo Beledweyne.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Shanaad.
Calamada.com