Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday baahinta Warbixino ay kaga hadleyso Howlgaladii ugu waaweynaa ee ay fuliyeen ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin intii lagu guda jiray sanadkii Maalmo ka hor dhamaaday ee (1438) Hijri.
Warbixinadan oo dhowr qeyb ka koobnaandoonta waxey qeybta Lixaad Idaacada Andalus kusoo qaadatay kagana hadashay magaalooyinka,degmooyinka iyo deegaanada sanadkii lasoo dhaafay ay isaga carareen ciidamada Kufaarta iyo kuwa Murtadiinta.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta Lixaad.
Calamada.com
Dhamaad.