Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleysa Sanad Kadib iyo Furashadii Magaalada Ceelbuur Wilaayada Islaamiga Galgaduud ee Bartamaha dalka Somalia,waxey Magaalada Ceelbuur Sanad ka hor ka xurowday Gumeysiga Ciidamada Kufaarta Xabashida Itoobiya oo muddo Saddex Sano ah duulaan ku joogay magaaladaasi.
Qeybta Afaraad waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay dib usoo laabashadii Waxbarashada magaalada Ceelbuur kadib markii magaaladaasi laga xureeyay ciidamadii Xabashida Itoobiya oo muddada Saddex-da Sano ah duulaanka ku joogay Ceelbuur.
Halkan Ka Dhageyso Qeybtii Afaraad Ee Furashadii Magaalada Ceelbuur.
Calamada.com