Degmada Jilib ee Wilaayada Jubbooyinka waxaa lagu soo bandhigay Saddex askari oo kasoo goosatay maamulka gaala raaca Axmed Madoobe ee fadhigiisu yahay magaalada Kismaayo.
Goobta lagu soo bandhigayay Saddex-daan askari oo ah askar lasoo goosatay hubkii ay ku dagaalamayeen waxaa ku sugnaay mas,uuliyiin ka tirsan Wilaayada iyo qaar ka mid ah Ehelada askartaasi.
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa wareysi dhinacyo badan taabanayo la yeelatay Saddex-daasi askari kuwaasi oo sidoo kale baaq Towbadkeen ah u diray maleeshiyaatkii ay kasoo tageen.
Isa soo dhibidda askartaan ayaa kusoo aadeysa xilli maalmo ka hor Wilaayada Islaamiga Galgaduud ay Towxiidka u qabatay Cabdullaahi Jareer oo ahaa taliyihii maleeshiyaatkii Muratdiinta ee Saddex-dii Sano ee u dambeysay duulaanka ku joogay degmada Ceelbuur kaasi oo isagoo Towbadkeen ah isku dhiibay Wilaayada Galgaduud.