Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo ay la yeelatay Waaliga Wilaayada Islaamiga Hiiraan Sheekh Guuleed Abuu Nabhaan waxaa Waaliga laga wareystay arimo muhiim.
Sheekh Abuu Nabhan ayaa si faahfaahsan kaga hadlayo weeraro kala duwan oo maalmihii lasoo dhaafay ciidamada Mujaahidiinta ay la beegsadeen kolanyo isugu jirta Kufaarta iyo Murtadiinta kuwaasi oo muddo Bil h ku socdaalaya wadada isku xirta degmooyinka Beledweyne,Buulo Burte iyo Jalalaqsi oo ka wada tirsan gobalka Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia.
Waaliga ayaa xusay in weeraradaasi oo isugu jira Qaraxyo iyo Kamaa’in khasaara culus oo Naf iyo Maal ah lagu gaarsiiyay askarta Jabuuti iyo kuwa Xabashida Itoobiya.
Halkan Ka Dhageyso Qeybta Kowaad Ee Wareysiga Waaliga Hiiraan.
Calamada.com