Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay wareysi gaar ah oo dhinacyo badan taabanayo kaasi oo ay la yeelatay Ugaaska guud ee beesha Gaaljecel Ugaas Xuseen Ugaas Cabdi Llaahi Ugaas Muxamed.
Ugaaska ayaa ugu horeyntii hambalyo u diray beesha Abgaal oo dhawaan Imaam cusub ku caleymo saaratay deegaan ka tirsan gobalka Shabeelada dhexe.
Ugaaska waxa uu sidoo kale ka hadlay hishiis dhawaan Wilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan ay kala dhex dhigtay beelo walaalo ah oo ku dagaalamay gudaha iyo duleedka magaalada Beledweyne.
Ugaas Xuseen waxa uu carabaabay in hishiiskaasi si toos ah u dhaqan galay islamarkaana labada beel ay u hogaansameen hishiiskii ay Wilaayadu kala dhex-dhigtay labadaasi beel.
Ugaaska guud ee Beesha Gaaljecel ayaa ku eedeeyay dowlada Ridada federaalka iyo shisheeyaha AMISOM ay mar walbo ka shaqeeyaan isku dirka beelaha Walaalaha ah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Ugaaska Guud Ee Beesha Gaaljecel.
Calamada.com