Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa xaley baahisay wareysiga mid ka mid ah raggii Istish-haadiyiinta ahaa ee fuliyey howlgalkii Hotelka Dayax ee galaaftay nolosha ku dhawaad 80 ruux.
C/Raxmaan Maxamed Cabdulle oo loo yaqaano (Koronto) ayaa wareysi uu bixiyey laga sii daayey Idaacadda, kaas oo uu duubay ka hor inta uusan howlgalka u dhaqaaqin.
C/Raxmaan wuxuu ahaa isla dagaalyahankii Al-Shabaab ee sanadkii (2014-kii)Â fuliyey howlgalkii lagu iqtiyaalay ama lagu dilay Ciise Kaambooni, madaxii nabad sugida maamulka gaala raaca Axmed Madoobe ee isku magacaabay Jubbaland.
Wuxuu diray fariimo kala duwan oo uu kula hadlayo eheladiisa, Saaxiibadiisa, iyo Muslimiinta guud ahaa, isagoona dhanka kale hanjabaado adag u jeediyey Kufaarta iyo Murtadiinta.
Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga C/Raxmaan
Calamada.com
Ilaahoow Cabdiraxmaan,KORONTO,Janato Fardowsa geee.Wuxuu ahaa Geessi weyn.Waa geesigii naga hor leexsheyCIISE KAMBOONI. oo dadka muslimiintaa dhibaato xoog badan ku haayey
ILAAAAHOOOOOW JANATU FARDOWSA