Idiris Maxamed Nuur oo sidoo kale loo yaqaano Khaalid wuxuu mid ka mid ah labadii Mujaahidl ee fuliyey weerarkii lagu qaaday Hotelka Peace ee magaalada Muqdisho, Wuxuuna Allaah ku sharfay in uu dhiigiisa ku qor guulweyn oo ay muslimiintu ka soo hoyeen loolanada adag ee xaqqa iyo baadhilka ku dhexmaraya mandiqadda Geeska Africa.
Khaalid wuxuu ahaa wiil dhalinyaro ah oo caan ku ahaa dhowrsanaan iyo af-gaabni. Wuxuu ku jiray da’da Labaatameeyada, wuxuuna ka tirsanaa Jayshka Xarakada Al Shabaab.
Wuxuu ka soo shaqeeyey Wilaayaat badan oo ay ku jiraan Hiiraan iyo Baay iyo Bakool.
Geesigeena wuxuu ka dhashay beesha Hadamo, Wuxuuna ka soo jeedaa Deegaanka Rabdhuur oo ah magaalada Ansaarta iyo Manbaca Istish-haadiyiintaWuxuu Allaah ku sharfay in isagoo da’yar uu ku soo biiro Jihaadka, kana garab dagaalamo Aabihiisa oo mujaahid ahaa.
Waxaa jihaadka iyo jaceylka istish-haadka kusoo barbaariyey Aabihiisa oo ay hal Jabhad ka wada tirsanaayeen.
Aabihiisa markii uu shahiidayna wuxuu Khaalid halkiisa ka sii watay jihaadka wadada Alle iyo raadinta Ash-Shahaadatu Fii Sabiilillaah ilaa ugu dambeyntii uu kolonyada Istish-haadiyiinta kasoo haleelay.
Inkastoo uu Wiil dhalinyaro xishood badan oo af-gaaban, hadana Khaalid Wuxuu Idaacadda Islaamiga Siiyey Wareysi uu ku gudbinayo fariimo dhowr ah oo uu kula hadlayo walaaladiisa, Eheladiisa iyo guud ahaan Muslimiinta.
Halkan ka degso Wareysiga idiris Max’med Nuur MP3
Source: Idaacadda Andalus