Xasan Macalin Cabdi Maxamed oo ku magacdheer Jaamac ama Mucaad wuxuu ahaa halyeeygii camaliyadda Istish-haadiga ku daahfuray weerarkii barakeysnaa ee lagu qaaday saldhigga murtadiinta.
Wuxuu ahaa geesi 23 sano jir ah oo ka dhashay beesha Luwaay, kana soo jeeda degmada Xudur ee wilaayada Baay iyo Bakool, wuxuuna ka tirsanaa Mujaahidiinta ka howlgala wilaayada Hiiraan.
Wuxuu ahaa qof furfuran oo ku sifeysan Akhlaaq iyo dabeecad wanaag, kuna fara adag howshii loo diro ilaa uu ka itqaaniyo.
Asxaabtiisu waxay noo sheegeen inuu ahaa qof aad u taminaya inuu ku shahiido dariiqan, uuna Allaah weydiisan jiray thabaat iyo Shahaadada wadada Allaah.
Muddo 7 bilood ah ayuu ku jilib xirnaa Maktabka Istish-haadiyiinta, isagoo sugaya duullaankii uu qaadi lahaa.
Wuxuu ahaa qof laazimi jiray qiyaamu leylka iyo soonka sunada ah, carabkiisuna uu marwaliba ka qoynaa xuska Allaah.
Wareysi uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus ayuu walaalkeen Mucaad kaga waramay waxa ku dhaliyey inuu qaado howlgalkan, iyo fariimo kala duwan oo uu u jeediyey Muslimiinta, Mujaahidiinta iyo cadowga Allaah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Mucaad.
Calamada.com
أح الكريم تقبل الله منك من جميع الشهداء. اللهم تقبل شهداء المسلمين في كل مكان.