Cali ibraahim Macalim Aadan waa geesi ka mid ah halyeeyadii Inqimaasiyiinta ahaa ee fuliyey weerarkii barakeysnaa ee lagu qaaday xarumaha wazaaradaha amniga iyo mida arrimaha gudaha ee magaalada Muqdisho.
Wuxuu ahaa geesi 31 jir ah oo ka dhashay beesha Hadame ee degta wilaayada Islaamiga Baay iyo Bakool.
Wareysi gaar ah oo uu siiyey Idaacadda Islaamiga Andalus, ka hor inta uusan u dhaqaaqin howlgalka ayuu Cali Ibraahim Macalim sheegay in howlgalkiisu uu yahay mid lagu ajiibayo baaqa Allaah ee ah lagu dagaalamo jidkiisa, lana beegsado gaalada meel waliba oo lagu helo.
Geesigan oo ku magacdheeraa Cali Dheere ayaa baaq muhiim ah u jeediyey Mujaahidiinta bariga Africa iyo Amiirkooda Sheykh Abuu Cubeyda –Xafidahullaah- wuxuuna ugu baaqay la sii laba jibaaro dagaalka ka dhanka ah murtadiinta iyo saliibiyiinta ku soo duushay wadanka.
“Waa in gaalada dagaalka lagu laba jibaaro, haddii ay gaaladu ay dareemaan kala go’ ku yimaada dagaalka waxay dareemayaan kibir sidaas darteed maadama ay joogaan rag markasta diyaar u ah nafhurka waxaa la doonayaa in ragga la diyaariyo oo aysan gaaladu nasan” ayuu yiri.
Istish-haadan Cali Ibraahim Macalin Aadan wuxuu ka mid ahaa halyeeyadii Inqimaasiyiinta ahaa ee fuliyey howlgalkii 23-kii bishan Shawaal lagu qaaday xarumaha wazaaradaha Amniga iyo arimaha gudaha ee kooxda ridada kaas oo lagu dilay in ka badan 30 ka tirsan murtadiinta, laguna dhaawacay tiro intaas ka badan.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haad Cali Dheere.
Calamada.com