Muxamad Yacquub Cigaal oo ku magacdheer (Abwaanka) wuxuu ka mid ahaa halyeeyadii fuliyey weerarkii ballaarnaa ee sabtidii la soo dhaafay lagu qaaday xarumaha murtadiinta ee magaalada Muqdisho.
Waa geesi 25 sano jir ah oo ka dhashay beesha Hadama gaar ahaan jufada Gaal-Boore, kana soo jeeda degmada Buurdhuxule ee wilaayada Baay iyo Bakool.
Wuxuu ahaa muraabidh in ka badan 7 sano ku jilib xirnaa furimaha kala duwan ee dagaalka ka hor inta uusan soo haleelin Maktabka Istish-haadiyiinta.
Ka hor inta uusan u dhaqaaqin Maxamed Yacquub Cigaal Camaliyadiisa ayuu wareysi siiyay Idaacadda Islaamiga Al andulus .
Halyeegaan ayaa waxaa uu wareysigiisa ku soo gudbiyay fariimo kala duwan oo uu u reebay Muslimiinta iyo Mujaahidiinta.
Ugu horeen waxaa uu baaq fariin ah u jeediyay dadka Muslimiinta in ay ka qeyb qaataan halganka lagu difaacayo diinta Alle .
Sidoo kale Maxamed Yacquub Cigaal ayaa dardaarano u diray Mujaahidiinta ka dagaallama Bariga Africa ee Al Shabaab, isagoona ugu baaqay in ay ku sabraan Jihaadka ay kula jiraan Cadowga Alle .
Sidoo kale A-Shahiid bi-idnillaah Maxamed Yacquub Cigaal ayaa kalimaad dardaaran ah u jeediyay Maktabka Istish-haadiyiinta ee uu sida gaarka ah uga tirsanaa , isagoona ka hadlay kaalinta weyn ay kaga jiraan Jihaadka lagula jiro Cadowag Islaamka .
Gabagabadii Wareysiga ay Idaacada Anadalud la yeelatay Walaalkeen Maxamed Yacquub Cigaal “Abwaanka” ayuu kula hadlay waalidiintiisa, isagoona wareysigiisa ku soo Afmeeray tix gabay ah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Istish-haad Abwaanka.
Calamada.com