Idaacadda Islaamiga Ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi ay la leeyatay Walaalkii Saddex-aad oo ka mid ah Raggii fuliyay weerarkii Taariikhda galay ee dhawaan lagu qaaday hoteel Saxafi oo ka mid ah hoteelada ugu Fisqiga badan ee ku yaala magaalada Muqdisho sidoo kalane ka mid ah hoteelka ay daganyihiin xubnaha kala duwan ee dowladda Ridada.
Mujaahid Al-istsh-haadi Xasan Sheekh Cabdi Naasir oo ku magac dheer Dhufeyl waa Geesi ka mid ah Raggaii Camaliyaatka Istish-haadiyada iyo weerarka Ingimaasiga ah ku qaaday hoteel Saxafi.
Idaacadda Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay Wareysi qiimo badan oo ay la yeelatay walaalka ka hor inta uusan camaliyadda fulinin,walaalka ayaa dardaaran qayim ah uga tahay walaalihiisa Mujaahidiinta iyo guud ahaan Muslimiinta.
Dhanka kale waxa uu Walaalka Fariin adag oo Hanjabaad ah u diray Kufaarta iyo daba dhilifyadooda kabo qaadka Murtadiinta ah.
Halkan Ka Dhageyso Wareysiga Al-istish-haadi Xasan Dhufeyl.
Calamada.com