Nabadoon Cali Abuu Caa,isho afhayeenka odayaasha dhaqanka Gobalka Hiiraan ayaa ka hadlay Waxqabadka Wilaayada Islaamiga Hiiraan iyo sida ay Wilaayada ugu adeegto shacabka ku dhaqan gobalkaasi.
Nabadoonka ayaa bogaadiyay waxqabadka Wilaayada ee ku aadan dhanka Adeegyada Bulshada sida Waxbarashada,Caafimaadka iyo wax u qabashada dadka masaakiinta ee danyarta ah.
Afhayeenka odayaasha dhaqanka Hiiraan ayaa sidoo kale carababaay in shacabka ku dhaqan degmooyinka Beledweyne,Buulo burte,Jalalaqsi,Maxaas,Matabaan iyo Halgan ay usoo xukun doontaan Maxkamada WI Hiiraan.
Halkan Ka Dhageyso Bogaadinta Waxgaradka Hiiraan.
Calamada.com