Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey maalintii labaad ka dhex dagaalamayaan gudaha hoteelka Xayaat ee magaalada Muqdisho halkaas oo ay daganyihiin saraakiil iyo xubno kale oo ka tirsan Ridada.
Ragga ingimaasiyiinta ah ee ku jira gudaha hoteelka ayaa halkaas ka wada toogasho,Iyadoona Kufaarta iyo Murtadiinta ay ku fashilmeen iney gudaha u galeen hoteelka.
Xubna kala duwan oo Murtadiin ah oo uu ku jira gudoomiyihii hore baarlamaanka galmudug Cali Gacal Casir iyo xubno kale oo Ridada ayaa la xaqiijiyay iney ku dhaawacmeen weerarka maalintii Labaad galay ee ka socda hoteelka Xayaat.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Weerarka Hoteel Xayaat.