Fagaara weyn oo ku yaala deegaanka Bariire ee gobalka Shabeelada hoose waxaa ka dhacay xad ka mid ah Xuduuda Allaah.
Fagaaraha waxaa soo xaadiray Boqolaal ruux oo isugu jirta dadka deegaanka Bariire iyo dad kale oo ka yimid deegaanada ku dhaw dhaw deegaanka Bariire.
Xadkan oo ahaa Xaddu Zina ah waxaa lagu fuliyay gabar Zino ah ku dhacday oo aanan horay guur usoo marin,qaadiga Maxkamada ayaa goobta ka aqriyay Xukunka Maxkamada.
Halkan Ka Dhageyso Xukunka Maxkamada.
Calamada.com