Iyadoo dhawaan magaalada Muqdisho uu ka dhacay weerar culus oo ay fuliyeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin laguna dilay inka badan Sideetan ka tirsan saraakiisha,askarta iyo xubnaha maamulka dowlada Farmaajo kaasi oo ka dhacay xarumo aad loo ilaaliyo oo ku dhaw dhaw xarunta madaxtooyada dowlada Ridada waxaa weerarkaasi ka hadlay xubno ka tirsan maamulka Farmaajo.
Xildhibaan Maxamuud Abuu Kaato oo la hadlay warbaahinta ayaa qiray in fashil midkii ugu xumaay ay dhex dabaalaneyso dowlada Farmaajo,isagoona xusay ineysan waxba soo kordhineynin Taliyaal la magacaabo ama kuwoo xilalka laga qaado.
Murtad Xildhibaan Abuu Kaato ayaa sidoo kale carabaabay in maamulka Farmaajo halkii waddo ee u farneed uusan abuudin inuu amnigeeda ilaashado,Shabaabul Mujaahidiinta Xilligii ay doonaan ay weerari karaan xarumaha maamulka Farmaajo iyo ku shisheeyaha.
Halkan Ka Dhageyso Xildhibaan Maxamuud Abuu Kaato.
Calamada.com
NINKAAN WAA NIN MURTAD AH OO QAAINA.,ANAGA WAXAAN RABNAA KITAABKA QURAANKAA IYO SUNADA RASUULKAA SCW INEEY SHAQEYSO WAX KALE MARABNO. WIXII KABAXSAN WAA HEEEEEEEE XABAD ASC