Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Camaliyad Istish-haadiyo ah oo lagu weeraray saldhiga degamda Waabari ee dowlada Farmaajo.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa xaqiijinaya in inka badan Soddon iyo Shan isugu jirta saraakiil iyo askar lagu dilay weerarkaasi ka dhacay saldhiga degmada Waabari.
Xubanaha lagu dilay weerarka Naf hurnimada ah waxaa ka mid ah waziirkii dhalinyarada iyo cayaaraha maamulka gaala raaca Axmed Madoobe kaasi oo lagu magacaabi jira Muxamed Yuusuf Aw-libaax oo sidoo kale ahaa sarkaal sare oo ka tirsanaay ururkii Mushrikiinta ee burburay.
Idaacada Andalus ayaa baahisay warbixin xiiso badan oo ay xooga ku saartay weerarka Istish-haadiyada ah ee lagu qaaday saldhiga degmada Waabari.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta.
Calamada.com