Faahfaahino dheeraad ah waxaa laga helayaa khasaaraha dowlada federaalka lagu gaarsiiyay camaliyad istish-haadiyo ah oo xalay lagu weeraray saldhiga booliska degmada waabari ee magaaladan muqdisho.
Halyeey ka tirsan katiibada istish-haadiyiinta ee xarakada mujaahidiinta alshabaab ayaa camaliyad istish-haadiya ah ku galay saldhiga xilli gudaha saldhigaas ay ku sugnaayeen saraakiil iyo askar badan oo kooxda ridada ah.
Halkan Ka Dhageyso Xog Ku Aadan Camaliyada & Khasaaraha Ka Dhashay.