Geesiyaasha towxiidka ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab waxey barqo nimadii maanta weerar culus oo inqimaasi ah ku qaadeen xerada xalane oo ah taliska ugu weyn ee kufaarta kusoo duushay dalka soomaaliya.
Halyeeyada katiibada istish-haadiyiinta ee Shabaabul Mujaahidiin ee weerarka xoog ku galka ah ku qaaday xerada xalane ayaa la wareegay gacan ku heynta qeybo badan oo xerada xalane ah, Waxeyna wadaan toogasho ay u geysanayaan saraakiisha gaalada cadaanka iyo kuwa madowga ee ku go’doonsan gudaha xerada.
Askarta kufaarta afrikaanta iyo kuwa ridada oo dhowr jeer isku dayay iney gudaha u galaan xerada xalane ayaa gabi ahaan ku fashilmay iyagoona jabay ayey dib usoo laabteen.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Xogta Camaliyadda Xerada Xalane.