Waxaa sii kordhaya khasaaraha ka dhashay Camaliyad Istish-haadiyo ah oo duleedka magaalada Muqdisho lagula beegsaday kolanyo ciidan oo ay la socdeen saraakiil Nasaara American ah.
Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa lala eegtay kolonyadan oo sidoo kale ay la socdeen ciidamo ka tirsan Kuffaarta Afrikaanta.
Qaraxa ayaa bur buriyay gabi ahaan gaadiidkii ciidanka caddaanka ay wateen waxaana halkaasi ku dhintay ugu yaraan 5 sarkaal oo waqtiga la beegsanayay kusii jeeday xarunta Xelane.
Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarka waxayna sheegtay in mujaahid ka mid ahaa guutada istish haadiyiinta uu fuliyay weerarka istish haadiga ah isagoo laayay saraakiil caddaan ah.
Halkan Ka Dhageyso Xogtii U Dambeysay.
Calamada.com