Wararka Naga Soo Gaaraya duleedka degmada Maxaas Wilaayada Hiiraan ee Bartamaha dalka Somalia ayaa sheegaya in weerar dhabagal ah lagu beegsaday kolonyo ka tirsan saraakiisha iyo maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Hirshabeelle.
Weerarkan ayaa ka dhacay wadada u dhexeysa magaalada Magalada Beledweyne iyo Degmada Maxaas, waxaana lala eegtay kolonyo ka kooban saraakiil iyo maleeshiyaat oo ku safrayey wadadaas.
Weerarkan ayaa si gaar ah kaga dhacay deegaan lagu magacaabo Orotan oo u dhexeeya Beledweyne iyo Maxaas, waxaana Mujaahidiinta u suuragashay in ay khasaare xoogan gaarsiiyaan Cadowga Alle, waxaana jira khasaare nafeed iyo burbur soo gaaray gaadiidka Hirshabeelle.
Kolanyadan Saraakiisha la socotay waxaa ka mid ah Murtad Yuusuf Daba Geed oo ah gudoomiyaha maamulka gaala raaca Hirshabeelle ugu magacaaban gobalka Hiiraan kaasi oo si dirqi ah kaga badbaaday isku day-ga dilka ah ee ay la damacsanaayeen ciidamada Shabaabul Mujaahidiin.
Halkan Ka Dhageyso Xogta Weerarka Lala Beegsaday Daba Geed.
Calamada.com
Waxan rabara wararka