Dowladda Uganda oo ka mid ah dowladaha gumeysiga ku jooga Somaliya ayaa shaacisay in mar dhaw ciidankeeda ay kala bixi doonto somaliya gaar ahaan bilowga bisha December.
Afhayeen u hadlay ciidanka Milatariga Uganda oo lagu magacaabo General Richard Karemire oo la hadlay wakaaladda wararka Shinghua ee laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa sheegay in ciidankoodu ay ka baxayaa somaliya waliba ay noqonayaan dowladda ugu horreysa ee bilowda ka bixitaanka.
Richard ayaa sheegay in 6 kun oo ciidankooda ah oo SOmaliya ku sugan inay qeyb ka yihiin qorshaha la doonayo in dhammaan ciidanka gumeysiga ku jooga somaliya ay kaga baxaan waddanka.
Waxa uu sheegay afhayeenka ciidanka Uganda in tallabadan ay tahay mid ay ku go’aamiyeen golaha ammaanka in si tartiib tartiib ah looga daabulo ciidanka kuffaarta Afrikaanta.
Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Hadalka Kasoo Yeeray Dowlada Uganda.
Calamada.com
kurteed gaaladii
Haday geedi wada tahay
Gumaysigi is biirsaday
Haduu wada gabaab siyey
Haday ganacyo wayn tii
Gacntood ku gabad tahay
Bawdo gaab wayaanaa
Gano wayn yugaandhiis
Gahaylaha jabuutiya
Burundiga gumaarka xun
Murtad daba giraax naa
Gaalada nijaasta ah
Ibliis kaw garsooraa
Gacan saarna lama lahan
Gaal waxan ahaynoo
Rabi waaba gaba waay
Guuldaryana joogaan
Gabal koodi waa dumay
Waxa gogan dugaagoo
Ilaah waa u gaba waray
Murtad gawrac wee yaan
Wadaadada galbeediyo
Gooshaaya dunidana
Rabi waa u gaba waray
Goobta iyo libin tana
Islaam guulahay sii
Soomaali allah ha guuleysiiyo kufarta allahay ha ka tirtiro
Aamiin
Kufriga Amisom jab iyo halaag ayey la kulmeene markas ayey bixi taan bilaabeen
Muslimiinta ha bishaaraystaan