Fagaara weyn oo ku yaala deegaanka Iidaale ee duleedka magaalada Baydhabo ee xarunta Wilaayada Baay iyo Bakool waxaa ka dhacay Xad ka mid ah Xuduuda Allaah kaasi oo ah Xaddu Riddah.
Xadkan dilka ah waxaa lagu fuliyay Shan ruux oo Jawaasiis u ahaa dowlada Saliibiyadda Mareykanka,Maamulada Ashahaado la diriryada Jubbo Land,Konfur Galbeed iyo dowlada Ridada Farmaajo.
Qaadiga Maxkamadda islaamiga ah ee wilaayada Bay iyo Bakool ayaa fagaarihii dilku ka dhacayay ka akhriyay dambiga lagusoo eedeeyay Ragga lagu dilay deegaanka Iidaale waxaana goobta fagaaraha soo xaadiray Boqolaal ruux.
Halkan Hoose Ka Akhriso Magacyada Shanta Jawaasiista Ah Ee Lagu Dilay Fagaaraha Iidaale.
1-Mahad Cali Xasan Oo La Shaqeynayay Sirdoonka Mareykanka.
2-Jibriil Saalax Xaaji Maxamed Oo La Shaqeynayay Sirdoonka dowlada Ridada Farmaajo.
3-Mahad Cabdi Axmed Waxa uu la shaqeynayay Sirdoonka Maamulka Ashahaado la dirirka Jubbo Land.
4-Muxamed Cali Aadam Oo La Shaqeynayay Sirdoonka dowlada Ridada.
5-Cabdi Casiis Ibraahim Maxamed Oo la shaqeynayay Sirdoonka maamulka gaala raaca Konfur Galbeed.
Halkan Ka Dhageyso Qaadiga Oo Xukunka Ku Dhawaaqayay.
Calamada.com