Maamulka la baxay Somaliland oo ah maamul shisheeyaha ku xiran ayaa umadda uu hogaamiyo uhorseeday dhaqan xumo ay sabab utahay dimuqraadiyadda uu ku dhaqmo Maamulkaasi.
Olalaha Doorashooyinka ee La qabto ayaa Horseeda fisqi iyo inay bataan shilalka.
Sheekh Ku sugan Magaalada Hargaysa oo waraysi siiyay idaacadda Alfurqaan ayaa sharaxay sifooyinka ka dhasha Doorashooyinka oo asxbaab badan ay ku tartamaan.
Cullimada ku dhaqan Soomaliland ayaa laba ukala baxay waxaana labadaasi qeyb sharaxaya wadaadkaan jooga Hargaysa.
Dimuqraadiyada oo ah hab ismaamul ay wataan reer galbeedka ayaa looga soo horjeedaa in umadda Muslimiinta ah ay isku xukunto diinta islaamka.
Waxay arintaan sabab unoqotay in maciishada ay ku adkaato dadka ku dhaqan Somaaliland.