Iyadoo guud ahaan Muslimiinta Caalamka ay si aad ah uga caroodeen hadalkii dhawaan kasoo baxay Gaalka Dabaalka ah Donald Trump ee ah homaayiyad dowlada Saliibiyadda Mareykanka waxaa sidoo kale hadalkaasi aragtidooda ka dhiibtay dhageystayaasha Idaacada Islaamiga ah ee Andalus.
Barnaamijka Faafreebka Wararka ayeey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus xalay ku baahisay codadka dad fara badan oo ku kala dhaqan gobalada dalka Somalia kuwaasi oo lasoo xiriiray Idaacada Aragtidoodana ka dhiibtay arinta magaalada Al-qudus oo dowlada Mareykanka ay u aqoonsatay Caasimada maamulka Yahuuda.
Dhageystayaasha Idaacada Andalus ayaa arintaasi su kulul uga hadlay iyagoona fariimo adag diray dowlada Saliibiyadda Mareykanka iyo maamulka Sahyuuniyadda Yahuuda ee xooga lagu dajiyay dhulka Muslimiinta Falistiin.
Halkan Ka Dhageyso Aragtida Dhageystayaasha Idaacada Andalus.
Calamada.com