Sheekh Cabdul Caziiz Abuu Muscab Afhayeenka ciidanka Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa si faahfaahsan kaga hadlay Saddex camaliyadood oo Istish-haadiya ah kuwaasi oo maanta lagu burburiyay madaxtooyadii HirShabelle iyo xarunta maamulka Ridada ee gobolka Hiiraan ee magaalada Beledweyne.
Sheekh Abuu Muscab ayaa carabaabay in camaliyaatkaas ay ku dileen inka badan 100 xubnood oo ka tirsanaa Ridada tiro intaas ka badane ay ku dhaawaceen.
Afhayeenka ciidanka Shabaabul Mujaahidiin ayaa ugu baaqay dadka shacabka iney ka fogaadaan xarumaha Murtadiinta gaar ahaan midka maamulka Ridada ee gobalka Hiiraan.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Shirka Jaraa’id Ee Sheekh Abuu Muscab.
Calamada.com