Wararka ka imaanaya bartamaha dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in rag hubeysan askari ka tirsan dowlada Ridada ku dileen gudaha deegaanka Halgan ee gobalka Hiiraan.
Goob Joogayaal ayaa sheegaya in ragga dilka geystay ay si nabad gelya ah goobta uga dhaqaaqeen,iyagoona horay usii qaatay qori iyo booshkiisa oo askariga ay dileen ku hubeysnaay.
Askariga Soomaaliga ah ee la dilay ayaa 2 isbuuc ka hor ciidamada gumeysiga Xabashida Itoobiya kasoo raacay degmada Beled Weyne wuxuuna ahaa dabadhilif dal aqoon u ahaa cadawga Halgan qabsaday.
Waa weerarkii ugu horreeyay ee ka dhaca gudaha deegaanka Halgan 14 maalmood kadib markii ciidanka Kufaarta Xabashida Itoobiya ay deegaankaasi qabsadeen.