Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay waxey sheegayaan in duleedka degmadaasi uu ka dhacay dil qorsheysan kaasi oo faahfaahin laga helayo.
Dilkan waxaa loo geystay askari ka tirsan maleeshiyaatka maamulka gaala raaca Konfur Galbeed kaasi oo isagoo Gadoodsan ka baxay degmada Baydhabo waxa uuna doonayay inuu si dhuumaaleysi ah ku gala degmada Buurhakabo ee isla gobalka Baay.
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa dilay askarigaasi Murtadka ah waxeyna ka qaateen Qori iyo Boosh uu ku hubeysnaay waxa uu meydka askariga mudda uu yaalay oo goobta lagu dilay oo ah wadada xiriirisa Baydhabo Iyo Buurhakabo.
Dhowr jeer sidan oo kale waxey ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgala ay ka fuliyeen Wadadaasi ku dileen saraakiil iyo askar isugu jirta maamulka Murtad Shariif Sakiin iyo kuwa Xabashida Itoobiya.
Calamada.com