Rag hubeysan waxey agagaarka isgoyska Ex-controol Afgooye ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku dileen askariyad ka tirsan dowlada Ridada Ridada.
Askariyaddan la dilay ayaa sigaar ah uga tirsaneed maleeshiyaatka dowlada ee ka howlgala saldhiga degmada Hodan,waxeyna dadka degmada warbaahinta qaar u xaqiijiyeen in askariyaddan ay aheed mid si aad ah u dhibtay shacabka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee degmada Hodan.
Saacadihii lasoo dhaafay ayeey aheed markii gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho lagu kala dilay sarkaal iyo askari ka tirsan dowlada Ridada dilalkaasi oo mas,uuliyadooda ay sheegteen Shabaabul Mujaahidiin.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.