Rag ka tirsan ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ayaa saacadihii lasoo dhaafay weeraro kala duwan ka fuliyay degmooyinka Hodan iyo Yaaqshiid.
Howlgalka kKowaad oo ahaa Mid Toogasho ah ayaa lagu dilay askari ka tirsanaa Maleeshiyaadka Murtadiinta kaas oo ku caan ahaa dhibaataynta dadka ku dhaqan xaafadaha degmada Hodan ee uu weerarka dilka ah ka dhacay.
Ragga weerarka fuliyay ayaa goobta si nabad galyo ah uga dhaqaaqay, iyadoo mudo kadib goobta ay soo gaareen maleeshiyaatka maamulka Farmaajo kuwaasi oo qaaday meydka askariga la dilay.
Howlgalka labaad ayaa loo adeegsaday qarax kaas oo lagu qaaday isku imaatin maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga sugnaayeen laanta Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid,Waxaana ka dhashay Dhimasho iyo dhaawac soo gaartay maleeshiyaatka dowlada Ridada.