Maleeshiyaatka dowlada Farmaajo waxey gabi ahaan xireen wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho.
Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah Wadada Makkah-almukaramah,Wadnaha,wadada isku xirta Isgoyska KM4 iyo Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdsiho,Wadada isku xirta Muqisho Iyo Ceelasha Biyaha iyo waddooyin kale oo aad u muhiimsan.
Inta badan waxaa hakad galay adeegyadii Bulshada ee ku yaalay ama loo marayay wadooyinka xiran sida Waxbarashadii,Ganacsigii,Caafimaadka iyo adeegyo kale oo bulshada Muhiim u ahaa.
Dadka shacabka ayaa cagahooda maalaya,iyadoona arintan ay qeb ka tahay dhibaatooyinka dowlada Ridada iyo Kufaarta Afrikanta ku hayaan shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu,Somalia.