Dowladda xabashida Itoobiya ayaa markii ugu horraysay sheegtey in magaalada Lughaya ee dhacda gobolka Awdal ee waqooyi galbeed Soomaaliya, ay ka mid tahay goobaha uu Muuse Biixi ku wareejiyay ee ay qorsheynayaan inay ka dhigtaan saldhigyada millatari iyo dekadaha.
La-taliyaha dhanka amniga ee Ra’iisul wasaaraha dowladda Itoobiya ninka lagu magacaabo Ridwaan Xuseen ayaa ka shanqariyay arintan, isagoo sheegay in degmada Lughaye ay tahay halka ay ka dhisan doonaan saldhigga millatari, ee uu Muuse Biixi siiyay Itoobiya.
Isagoo waraysi siinayay warbaahinta Itoobiya ayuu dhanka kale la taliyaha dhanka Amniga ee Abiy sheegay in hadda heshiiskan uu yahay 50 sano, balse ay xabashidu jeclaan lahaayeen illaa 99 sano ama 100 sano in uu gaaro, waa sida uu hadalka u dhigaye.
“Sida ku cad documentiyada heshiisku waxa uu soconayaa muddo 50 sano ah, balse dhinacayagu waxaan jeclaan lahayn inuu 99-sano ama 100 sano noqdo, meel la yiraahdo Lughaya oo xadka Itoobiya u dhow ayay nagu dhaheen waanu idinka siinaynaa aaldhigga Milatari” ayuu yiri xabashigan.
Dadka Soomaaliyeed aya si cad u diiday in taako ka mid ah dhulalkooda lagu wareejiyo xabashida Itoobiya, waxayna wacad ku mareen inay ka hortagi doonaan heshiiska xaaraanta ah ee xabashida lagu siiyay badda Soomaaliya, shalay ayay ahayd markii warsaxaafadeed kasoo xafiiska warfaafinta mujaahidiinta Al-shabaab lagu sheegay in Abraha iyo Righaal oo kala matalaya Abiy iyo Muuse Amxaar aan lagu jebin karin waxaan jihaad ka ahayan. waxayna xarakadu umadda Soomaaliyeed ugu baaqday inay u diyaar garoobaan dagaal ka dhan ah nasaarada xabashida, guri walba oo Soomaaliyeedna laga dareemo in wadanka uu ku jiro xaalad dagaal. maleeshiyaadka murtadiinta ayay xarakadu ugu baaqday inay Allaah u towbad keenaan, iyadoo u tilmaantay in towbadda ugu wanaagsan ee uu Allaah kaga cafinayo askariga murtadka ah gefafkiisa hore, ay ka mid tahay in uu dilo askariga Itoobiyaanka ah ee agtiisa jooga