Ciidamada mujaahidiinta Ansaaru shariica oo ka mid ah faraca urur weynaha Al-qaacida ee dhulka Jaziiratul Carab, ayaa weerar culus oo loo adeegsaday duqayn diyaaradeed la beegsaday fariisimo ciidan oo ay leeyihiin murtazaqada Imaaraadka carabta ee koonfurta Yeman.
Weerarka oo ahaa mid loo adeegsaday diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayay mujaahidiintu la beegsadeen fariisimo dhowr ah oo maleeshiyaadka Xizaamul amni ee hoostaga dowladda Riddada ah ee Imaaraadka carabta ku leeyihiin Waadi-cumraan oo ka tirsan gobolka Abyan ee koonfurta Yeman.
Warbaahinta mujaahidiinta Ansaaru shariica waxay soo bandhigeen sawirro muujinaya weerarkan heerka sare ee ay ku beegsadeen calooshood u shaqeysteyaasha Imaaraadka ee falalka ashahaada la dirirka ah u jooga gobolka Abyan.
Hoos Ka Daawo Sawirrada.