Xukuumadda Riddada ah ee Turkiga ayaa weli sii wadda dadaallada ay shacabka soomaaliyeed ugu hoosaasinayso saliibiyiinta xabashida Itoobiya ee hororka ku ah badda iyo barriga dalkan,
Madaxweynaha Turkiga ninka lagu magacaabo Erdogaan ayaa caddeymo cusub oo uu jeediyay wuxuu ku sheegay in lama huraan ay tahay in Itoobiya ay bad ka hesho xeebaha soomaaliya.
Erdogaan ayaa carrabaabay in Itoobiya uu yahay dal aad uweyn oo ay ku noolyihiin dad ka badan 100 milyan oo ruux, sidaas daraadeed aysan suurtagal aheyn in dadkaas ay bad la’aan noqdaan ayna muhiim tahay in xabashidu ay soomaaliya ka helaan bad ay ka manaafacaadsadaan.
Murtadka madaxweynaha ka ah Turkiga oo umuuqday in uu uhadaaqayo sidii Abiy Axmed ayaa si faah faahsan uga hadlay heshiis ku sheeggii Ankara oo uu ku sifeeyay mid taariikhi ah, wuxuu ku faanay in Turkigu xalliyay khilaaf ay ucaal waayeen dalalka qaaradda Afrika.
Erdogaan ayaa kooxda Riddada Soomaaliya ku tilmaamay mid tabardaran oo dhibane u ah wax uu ugu yeeray weerarada argagaxisada oo uu ula jeedo camaliyaadka mujaahidiinta Al-shabaab.
Wuxuu qiray in Turkigu boob ku hayo khayraadka badda iyo barriga Soomaaliyeed balse uu isagu ugu yeeray maalgashi dhaqaale dhis ah.
Madaxweynaha dowladda Riddada Turkiga ayaa soo hadal qaaday heshiiskii bishii labaad ee sanadkan ay xukuumaddiisu la gashay kooxda Riddada ee lagu sheegay mid difaac balse ah mid Turkiga loogu gacan gelinayay badda iyo barriga Soomaaliyeed.
Bisha Feberaayo ee sanadda 2025-ka ka hor inta aan la dhameystirin heshiiskii khiyaanada ahaa ee Ankara ayaa lafilayaa in Ordogaan uu booqasho ku iman doono Addis Ababa iyo Muqdisho.