Rag hubeysan waxey qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku dileen gudoomiyihii maamulka gaala raaca Galmudug ugu magacownaay gobalka Galgaduud ee Bartamaha dalka Somaliya.
Gudoomiyaha la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Cali Cilmi ,waxaana lala dilay wiil isaga la dhashay,waxa uu dilkan sigaar ah kaga dhacay xaafada Carafaat ee degmada Yaaqshiid.
Mas’uuliyada dilkan waxaa sheegtay Shabaabul Mujaahidiin,iyagoona xusay in howlgal gaar ah ay ku dileen gudoomiyihii Murtadiinta ugu magacownaay gobalka Galgaduud.
Calamada.com