Warar dheeraad ah waxey kasoo baxayaan qarax culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay duleedka degmada Dhuusa mareeb ee Wilaayada Galgaduud oo dhacda bartamaha dalka Somalia.
Qaraxan waxa uu haleelay gaari Cabdi bile ah kaas oo gabi ahaan goobta ku burburay, Waxaa sidoo kale qaraxan ku dhintay Labo askari Todobo kale weey ku dhaawacmeen kuwaas oo wada ah maleeshiyaatka kooxda Ridada.
Sidoo kale waxey ciidamada Mujaahidiinta kamiin u dhigeen maleeshiyaat ka tirsan Ridada oo gurmad ahaan uga soo baxay Dhuusa mareeb kuna soo jeeday goobta qaraxa uu ka dhacay.
Weerarkan dhabba galka ah waxaa uu sababay khasaara nafeet oo soo gaartay maleeshiyaatkii gurmadka ahaa kana soo baxay Dhuusa mareeb.
Qaraxa iyo Kamiinka ka dhacay Galgaduud waxa uu kusoo aadayaa xilli saacadihii lasoo dhaafay qaraxyo ka kala dhacay duleedyada Boosaaso iyo Marka ee gobalada Sh/hoose iyo Bari lagu burburiyay Labo gaari oo kala ah Taw iyo cabdi bile, Sidoo kale waxaa qaraxyadaas dhimasho iyo dhaawac ku noqday askarta Kufaarta Afrikaanta iyo kuwa Ashahaado la dirirka Puntland.
Calamada.com