Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay gudaha magaaladan Muqdisho,iyadoona qaraxa uu sigaar ah kaga dhacay wadada Warshadaha oo ka mid ah wadooyinka ugu waaweyn magaalada Caasimadda ah.
Qaraxan waxaa lala beegsaday mid ka mid ah Ergooyinka soo xulay xildhibaanada Golaha dhawaaqiida ee dowladada Ridada gaar ahaan qeybta lagu soo dhisay degmada Cadaado ee bartamaha dalka Somalia.
Ergiga la beegsaday ayaa lagu magacabaa Maxamed Qajir kaasi oo la xaqiijiyay inuu dhaawacmay islamarkaana uu dhaawiciisa culusyahay.
Mas’uuliyadda qaraxan lagu dhaawacay Murtad Qanjir waxaa sheegtay Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab oo ugaarsi xoogan ku heysa Ergooyinkii soo dhisay Xildhibaanada Ridada.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia.