Ciidamada Xarakada Shabaabul Mujaahidiin waxey howlgalo qorsheysan ka fuliyeen gudaha iyo duleedka magaalada Muqdisho oo ah caasimadda dalka Soomaliya.
Howlgalka hore waxey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ka fuliyeen qeybo ka mid ah degmada Hilwaa ama hurwaa ee Muqdisho waxaa lagu dilay askari ka tirsanaa sirdoonka kooxda Ridada Soomaaliya.
Askarigan ayaa lagu magacaabi jiray Muxamed Aadam waxa uuna ahaa mid si aad ah u dhibi jiray shacabka ku dhaqan xaafadaha kala duwan ee degmada Hilwaa.
Duleedka Muqdishane waxey Shabaabul Mujaahidiin ku dileen Cabdi raxmaan Baasha oo ka mid ahaa ergada soo xushay xildhibaanada maamulka Ashahaado la dirirka isku magacaabay Hirshabeelle.
Howlgaladan waxey kusoo aadayaan xilli Mujaahidiinta ay sii kordhiyeen weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fulinayaan gudaha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.
Calamada.com