Xoogag katirsan Xarakada Al Shabaab ayaa bartamaha magaalada Ceelwaaq ku dilay Col.Cabdi Rashiid Barre Gurxan oo kamid ahaa saraakiisha ciidanka DF-ka ee melleteriga Kenya tababaray.
War rasmi ah oo kasoo baxay Al Shabaab ayay ku sheegtay in ciidamadooda gaar ah ay u dhaceen guri uu Col.Gurxan ka deganaa degmada Ceelwaaq .
“Mujaahidiinta ayaa Howlgal gaar ah oo ka dhacay Ceelwaaq ku Khaarijiyay Col.Cabdi Rashiid Barre Gurxan oo katirsanaa Saraakiisha Murtadiinta” ayaa lagu yiri war lagasii daayay Idaacadda Islaamiga Andalus.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in xoogaga weerarka fuliyay ay guriga Col. Gurxan ka qaateen dukumiintiyo iyo hub uu si gaar ah ulahaa.
Weerarkan ayaa ahaa mid kedis ah oo argagax ku abuuray saraakiisha iyo mas’uuliyiinta ku sugan degmada Ceelwaaq, wararka ayaa intaasi ku daraya in xoogagii weerarka geystay ay si nabad gelya ah uga baxeen magaalada iyagoo hub iyo dukumiintiyo wata.
Col.Cabdi Rashiid Barre Gurxan ayaa galaangal weyn ku lahaa dagaallada ka socda gobolka Gedo wuxuuna xiriir wanaagsan lalahaa dowladaha Kenya iyo itoobiya oo uu kala shaqeyn jiray ladagaallanka Xarakada Al Shabaab.
Masha alh allh akbar alle ayaa mahadle suuro galiyey in murtadkaas ladilo mujaahidiinta allha ajarigooda badiyo islaamka waad ka farxiseene allha idinka farxiyo walaalaha iclaamkana jazzakumullh yaaikhwanii
Murtad kii kufriga caawiyee ciidanada beecsha
Cayayaana daa kiinya iyo cadawgu kaalmaysto
Cirka iyo dhulkaa laga nacladay cawru waa yagaye
Cadaan ba nijaasada kufrigu ugu ciyaar taaye
Cadaw Weeye diintiyo dhulkyo coodka iyo maale
Cismad may lohoo diinta bay nagu colaad shaane
Ceegiyo dil bay mudan yihiin badaw canaasiire
Caways kiyo aroortiyo diliyo casar nijaas weeye
Camal weeye khayriya iaad cunaha oy saane
Ceelwaaq midkaa lagu dilee shalay cabaadaayey
Cadli iyo lnsaaf weeye oo cadawgu kaalmeeyey
Cizi iyo midnimo may raban inan ku ceeshnaaye
Cayn iyo basaas weeye iyo ceelal ayda gaale
Caws lagu bay mudan yihiin ciribta loo siibye
Cirka sare hagaareen ragii cunaha kaa gooyey