Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa howlgal gaar ah ay ka fuliyeen gudaha Magaalada Muqdisho waxey ku dileen Sarkaal sare oo ka tirsan Dowladda Ridada Federaalka.
Weerarkan waxey Ciidamada Mujaahidiinta ka fuliyeen gudaha Degmada Hodon waxeyna toogasho ku dileen Gaashaanlle dhexe Max’med Xuseen Dhaqane oo kamid ahaa saraakiisha Dowladda Ridada.
War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay mas’uuliyaddan weerarkan lagu dilay sarkaalka, Waxa uu dilka Sarkaalkan kusoo aadaya xilli Shabaabul Mujaahidiin ay sii kordhiyeen Weerarada ka dhanka ah Kufaarta iyo Murtadiinta ee ay ka fuliyaan gudaha Magaalada Muqdisho.
mujahidiin