Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayo qarax culus oo gudaha magaalada Muqdisho lagula beegsaday saraakiil ka tirsan maamulka dowlada Ridada ugu magacaaban gobalka Banaadir.
Qaraxa oo loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso ee meelaha fog laga hago waxa uu sigaar ah kaga dhacay xaafada Raadeerka ee degmada Dayniile,iyadoona qaraxa lala beegsaday gaari ay saraakiil la socdeen.
Inta la xaqiijiyay Lix ruux oo ka tirsan saraakiisha maamulka dowlada Farmaajo ee degmada Dayniile ayaa dhimasho iyo dhaawac ku noqday qaraxan ka dhacay gudaha degmada Dayniile.
Maalintii shalay ayeey aheed markii qarax lagu gubay gaari Gaashaaman dhimasho iyo dhaawacna ay ku noqdeen tiro ka tirsan askarta Kufaarta Afrikaanta uu ka dhacay agagaarka isgoyska Ex-control Balcad ee Muqdisho kaasi oo lala beegsaday kolanyo shisheeyaha ah.
Muuse Malaay.
Calamada Online.
Mogadishu, Somalia